Hormuud oo Maanta Haween dan yar lacag ugu qeybisay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta deeq lacageed waxa ay u qeybisay Haween danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho. Munaasabad ka dhacday xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayna goob jog ka ahaayeen madax ka socotey Hey’adda Hormuud Foundation, Maamulka Gobolka Banaadir & Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir ayaa waxaa Boqol haween dan yar ah lagu … Continue reading Hormuud oo Maanta Haween dan yar lacag ugu qeybisay Muqdisho (Daawo Sawirada)